106. Quraysh - Quraanka
- 1. Caadaysigii Qureesheed.
- 2. Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
- 3. Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
- 4. Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.
1. Caadaysigii Qureesheed.
2. Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
3. Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
4. Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.