logo HARUN YAHYA

At-Tin - QURAANKA - Haaruun Yaxya

  • 1. Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka.
  • 2. Iyo Dhuuri Siina.
  • 3. Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka).
  • 4. Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan.
  • 5. Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis).
  • 6. Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go`aynin.
  • 7. Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib.
  • 8. Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan).
SHARE
Facebook
X
WhatsApp
Telegram
QR Code
QR Code