Al-Qiyamah - QURAANKA - Haaruun Yaxya
-
1. Waxaan ku dharaan maalinta qiyaame.
-
2. Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin).
-
3. Ma wuxuu u maleeyay Dadku inaanaan kulminhaynin lafihiisa.
-
4. Saas ma aha ee waan karraa inaan sinno (soona Celinno) Farihiisa.
-
5. Wuxuuse Dooni Dadku inay ka Gaaloobaan waxa ka horreeya.
-
6. Wuxuu waydiin waa Goorma Maalinta Qiyaame.
-
7. Markase Araggu Wareero (Taagmo).
-
8. Dayuxuna Madoobaado.
-
9. Lana Kulmiyo Qorraxd iyo Dayaxa.
-
10. Wuxuu Dhihi Dadku Maalintaas xagee loo cararaa.
-
11. Saas ma aha ee ma jiro wax la magan Galo (Eebe Mooyee).
-
12. Xagga Eebahaa yaana Maalintaas loo ahaan.
-
13. Waxaa looga warrami dadka Maalintaas wuxuu hormarsaday iyo wuxuu Dibmarsaday.
-
14. Ruux walbana Naftiisa isagaa ku maragfuri.
-
15. Si kasta Hadduu u cudurdaartana (wax uma tarto).
-
16. Ha Dhaqaajinin Nabiyow Carrabka inaad Quraanka ku Dagdagto (Akhriskiisa).
-
17. Annagaa Laabtaada ku kulmin kuuna Akhriyi.
-
18. Ee Markaan akhrino Raac Akhriskiisa.
-
19. Annagaana isasaarray Cadaayntiisa.
-
20. saas ma aha Ee waxaad Jeceshihiin Dadow tan soo Dagdagaysa (Adduunyada).
-
21. Waxaadna ka tagaysaan aakhiro.
-
22. Wajiyaal Maalintaas way ifi.
-
23. Eebeheedna way Eegi.
-
24. Wajiyaalna Maalintaas way kaduudsami.
-
25. Waxayna hubtaa in lugu fali Balaayo.
-
26. Saas ma aha ee markay naftu gaadho Duunta (Waqtiga Geerida).
-
27. Oo la Dhoho uaa ku tufi.
-
28. Oo uu Yaqiinsado inuu Dhiman.
-
29. Oo labada Dhudhun isku marmaan (sakaraad Dartiis).
-
30. Eebahaa Xaggiisaa la aadi.
-
31. Mase Rumaynin Gaalku Xaqa mana tukannin.
-
32. Laakiin wuu Beeniyay wuuna Jeedsaday.
-
33. Wuxuuna aaday Ehelkiisii isagoo kibirsan.
-
34. Halaag Buuse Mutaa.
-
35. Haddana Halaagbuu Mutaa.
-
36. Ma wuxuu u maleeyay Dadku in looga tagi Bilaash (Dan la`aan).
-
37. Miyuusan ahayn Dhibic mani ah oo la Dhibciyo.
-
38. Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana.
-
39. Kana yeelo Labadii Nooc lab iyo Dhaddig.
-
40. Eebaha Saas kara miyuusan Awoodin inuu soo Nooleeyo wixii Dhintay.
SHARE
1
Al-Fatihah
2
Al Baqara
3
Ali `Imran
4
An-Nisa
5
Al-Ma`idah
6
Al-An`am
7
Al-A`raf
8
Al-Anfal
9
At-Tawbah
10
Yunus
11
Hud
12
Yusuf
13
Ar-Ra`d
14
Ibrahim
15
Al-Hijr
16
An-Nahl
17
Al-Isra
18
Al-Kahf
19
Maryam
20
Taha
21
Al-Anbya
22
Al-Haj
23
Al-Mu`minun
24
An-Nur
25
Al-Furqan
26
Ash-Shu`ara
27
An-Naml
28
Al-Qasas
29
Al-`Ankabut
30
Ar-Rum
31
Luqman
32
As-Sajdah
33
Al-Ahzab
34
Saba
35
Faatir
36
Ya-Sin
37
As-Saffat
38
Sad
39
Az-Zumar
40
Ghafir
41
Fussilat
42
sh-Shuraa
43
Az-Zukhruf
44
Ad-Dukhan
45
Al-Jathiyah
46
Al-Ahqaf
47
Muhammad
48
Al-Fath
49
Al-Hujurat
50
Qaf
51
Adh-Dhariyat
52
At-Tur
53
An-Najm
54
Al-Qamar
55
Ar-Rahman
56
Al-Waqi`ah
57
Al-Hadid
58
Al-Mujadila
59
Al-Hashr
60
Al-Mumtahanah
61
As-Saf
62
Al-Jumu`ah
63
Al-Munafiqun
64
At-Taghabun
65
At-Talaq
66
At-Tahrim
67
Al-Mulk
68
Al-Qalam
69
Al-Haqqah
70
Al-Ma`arij
71
Nuh
72
Al-Jinn
73
Al-Muzzammil
74
Al-Muddaththir
75
Al-Qiyamah
76
Al-Insan
77
Al-Mursalat
78
An-Naba
79
An-Nazi`at
80
Abasa
81
At-Takwir
82
Al-Infitar
83
Al-Mutaffifin
84
Al-Inshiqaq
85
Al-Buruj
86
At-Tariq
87
Al-A`la
88
Al-Ghashiyah
89
Al-Fajr
90
Al-Balad
91
Ash-Shams
92
Al-Layl
93
Ad-Duhaa
94
Ash-Sharh
95
At-Tin
96
Al-`Alaq
97
Al-Qadr
98
Al-Bayyinah
99
Az-Zalzalah
100
Al-`Adiyat
101
Al-Qari`ah
102
At-Takathur
103
Al-`Asr
104
Al-Humazah
105
Al-Fil
106
Quraysh
107
Al-Ma`un
108
Al-Kawthar
109
Al-Kafirun
110
An-Nasr
111
Al-Masad
112
Al-Ikhlas
113
Al-Falaq
114
An-Nas