logo HARUN YAHYA

Al-Ma`un - QURAANKA - Haaruun Yaxya

  • 1. Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
  • 2. Kaas xooga Agoonta (xageeda).
  • 3. Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.
  • 4. Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).
  • 5. Ee haddana halmaansan Salaaddooda.
  • 6. Dadkana is tusiya.
  • 7. Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).
SHARE
Facebook
X
WhatsApp
Telegram
QR Code
QR Code