108. Al-Kawthar - Quraanka
- 1. Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan).
- 2. Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac.
- 3. Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.
1. Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan).
2. Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac.
3. Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.