logo HARUN YAHYA

At-Takathur - QURAANKA - Haaruun Yaxya

  • 1. Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid),
  • 2. Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan).
  • 3. Saas ma aha ee waad ogaandoontaan.
  • 4. Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa).
  • 5. Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta).
  • 6. Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima,
  • 7. Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.
  • 8. Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii.
SHARE
Facebook
X
WhatsApp
Telegram
QR Code
QR Code