logo HARUN YAHYA

Al-Humazah - QURAANKA - Haaruun Yaxya

  • 1. Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,
  • 2. Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).
  • 3. Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.
  • 4. Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama.
  • 5. Ma taqaannaa Xudhama.
  • 6. Waa Naarta Eebe ee la huriyay.
  • 7. Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis).
  • 8. Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada.
  • 9. Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.
SHARE
Facebook
X
WhatsApp
Telegram
QR Code
QR Code