logo HARUN YAHYA

Al-Qadr - QURAANKA - Haaruun Yaxya

  • 1. Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh).
  • 2. Ma taqaanna LaylatulQadarka.
  • 3. Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale).
  • 4. Waxaana soo daga Malaa`igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa.
  • 5. Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.
SHARE
Facebook
X
WhatsApp
Telegram
QR Code
QR Code