logo HARUN YAHYA

Az-Zalzalah - QURAANKA - Haaruun Yaxya

  • 1. Marka DHulka la gilgilo.
  • 2. Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).
  • 3. Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay.
  • 4. Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda.
  • 5. Maxaayeelay Eebaa u waxyooday.
  • 6. Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda.
  • 7. Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki.
  • 8. Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.
SHARE
Facebook
X
WhatsApp
Telegram
QR Code
QR Code