logo HARUN YAHYA

Al-Qari`ah - QURAANKA - Haaruun Yaxya

  • 1. Qaaricada (qalbiga garaacda).
  • 2. Qaarica maxay tahay.
  • 3. Mase taqaannaa Qaarico.
  • 4. Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay.
  • 5. Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay.
  • 6. Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado.
  • 7. Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah.
  • 8. Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican).
  • 9. Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya.
  • 10. Ma taqaannaa Haawiya.
  • 11. Waa Naar kulayl daran.
SHARE
Facebook
X
WhatsApp
Telegram
QR Code
QR Code