logo HARUN YAHYA

Ash-Sharh - QURAANKA - Haaruun Yaxya

  • 1. Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin).
  • 2. Oonaan ka dajinin culayskii.
  • 3. dhabarka kaa cusleeyay.
  • 4. Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada).
  • 5. Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj).
  • 6. Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd.
  • 7. Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal).
  • 8. Eebana (Khayr) ka rajee.
SHARE
Facebook
X
WhatsApp
Telegram
QR Code
QR Code