105. Al-Fil - Quraanka
- 1. Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».
- 2. Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.
- 3. Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.
- 4. Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.
- 5. Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.