110. An-Nasr - Quraanka
- 1. Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka).
- 2. Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo.
- 3. U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.
1. Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka).
2. Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo.
3. U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.