logo HARUN YAHYA

Al-Fatihah - QURAANKA - Haaruun Yaxya

  • 1. Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
  • 2. Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
  • 3. Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
  • 4. Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
  • 5. adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
  • 6. ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
  • 7. Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.
SHARE
Facebook
X
WhatsApp
Telegram
QR Code
QR Code